Al Shabaab oo shaacisay sababtii ay u dileen Nabadoon C/risaaq Sheebal

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada dil xalay xaafada Gubta ee degmada Dayniile loogu geestay Nabadoon C/risaaq Yuusuf Siicow (Sheebal) oo kamid ahaa Waxgaradka Muqdisho. War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay C/Risaaq Sheebaal uu la shaqeyn jirtay Sidoonka dalka Mareykanka ee loo yaqaan CIA-da , waxa ayna ku eedeeyeen in uu gacan ka geestay … Continue reading Al Shabaab oo shaacisay sababtii ay u dileen Nabadoon C/risaaq Sheebal